dabaxadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabaxad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabaxad

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-day, -dday)

Macnaha:

  1. Naag hurudda farxumayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur