Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg dabaxiran. ld dabaxirnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)
Macnaha:
Ku d.: wax, wax kale ku xiriirsan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur