dabayl-bataax
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-xyo, m.dh)
Macnaha:
- (c.cimi.) Duufaan bataax xoogaa qaro leh sidata oo dabayl xoog lihi waddo. Qurubyada bataxa ahi mar mar dhif ah ayay kor u kacaan in ka badan 15 ilaa 30 mitir dhulka korkiisa, in badanna kama durkaan meesha ay yaalliin ama isha (source).

