dabayl-joogta

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-lo ..., m.l)

Macnaha:

  1. (c.cimi.) Ku filiqsanaanta guud ee dabaysha gibilka hoose, tasoo, waxa sababay kaah, qorraxeedku, u dhisan sida meere meeraysanaya oo leh gibil.