dabaylayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabaylee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabaylee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Wax qoyan si uu u qallalo dabayl u dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur