dabbarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ro, m.l)Macnaha:1. Caro xad-dhaaf ah oo qofka is hanashada ka lumisa. 2. Dhagar, khayaano.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0