dabeecadxumaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabeecadxun. ld dabeecadxumaansho, dabeecadxumi, dabeecadxumo.

dabeecadxun

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-umaa, -umayd)

Macnaha:

  1. Qof hab la dhaqan wanaagsan aan lahayn ahaansho.

dabeecadxumaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dabeecad- xumaan.

dabeecadxumi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dabeecadxumaan.

dabeecadxumo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dabeecadxumaan.