dabeyl-kulul

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-lo ..., m.l)

Macnaha:

  1. (juqr.) Dabayl diiran oo qallalan oo ka dhacda dhinaca buurta ee duggaalka ah, waxaana aad loogu yaqaan waadiga buurta Albasta woqooyi, halkaas oo uu magacu ka soo askunmay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur