dabiicad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dabci¹.

dabci

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hab la dhaqanka dad ee qof leeyahay; baxaalli, abuur. ld dabeec (1), dabeecad (1), dabeeco, dabiicad.
  2. ld debci².