Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg daboolan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-lmay, -lantay)
Macnaha:
1. Weel iwm wax la daboolay noqosho. 2. Wax muuqaalkooda wax kale qariyey noqosho.
1. Wax la daboolay ahaansho (weel iwm.) 2. Wax muuqaalkooda wax kale qariyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur