dabramid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabran.

dabran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Macnaha:

  1. Wax dabar ku xirmay noqosho (nafley).
  2. Wax la dabray ahaansho (nafley).