dabrayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabree.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabree

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Macnaha:

  1. Ku d.: cid hore loogu duulay ku rogaal celin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur