dabsiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabsii

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Ilmo xoolaad, yar, aan hooyo lahayn, neef kale nuujin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur