dabuub

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-bo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. ld dabeeb. 2. Meel hoobad ah.

dabeeb

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hadal dood ah. ld dabuub (1).