dabuubo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. 1. ld dabeebo. 2. Meel hoobad ah ka daaddigid.

dabeebo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. U d.: Cid, hadal u jeedin.