danyarQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:Qof dhaqaalihiisu liito oo aan heli karin wax nolol maalmeedkiisa dhaafsiisan. ld dabyar.Qof dhaqaalihiisu liito oo aan heli karin wax dhaafsiisan nolol maalmeedka ahaansho.