dacaayo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dicaayad.

dicaayad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. War aan sal iyo baar lahayn oo cid laga fidiyo iyadoo lagu caayayo. 2. War aad u badan oo cid wax gaar ahaaneed looga dhaadhicinayo. ld dacaayad, dacaayo, dicaayo.