dacarbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dacarbax².

dacarbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Bixidda caloosha qaras ku jirta ay ka baxdo.
  2. Calool ama xiidmo qaras ku jirtay, ka bixid.