dacardhiig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dabadhiig.

Lamidka: Dabadhiig

dabadhiig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Calool xanuun halis ah, casiraad leh, shuban yar oo dhiig iyo axalo isugu jira oo dadka iyo xoolaha ku dhaca.