dacarfaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dacarfaal². ld dacarfaal¹, dacarfal¹, dacarfalid.

dacarfaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qaadashada dawo iwm si ay caloosha qarasta ku jirto uga saaranto; qarasfaal. ld dacarfaalid.
  2. Caloosha si qaras ku jirto looga saaro, daawo iwm qaadasho. ld dacarfal².

dacarfal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dacarfaalid.
  2. ld dacarfaal².

dacarfalid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dacarfaalid.