dacawamadow

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nooc dawacada ka mid ah, midab ciiro ah leh, oo caws ku nool ah. ld dawacamadow.

dawacamadow

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dacawamadow.