dacayeyso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. ld dacayo.

dacayo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-yaday, -yatay)

Macnaha:

  1. Neef, dacay ku xirasho (qof). ld dacayeyso.