dacaynaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dacayan. ld dacayeysnaan, dacayeysnaansho, dacaynaansho.

dacayan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-ynaa, -ynayd)

Macnaha:

  1. Neef, wax la dacayey ahaansho. ld dacayeysan.

dacayeysnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dacaynaan.

dacayeysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dacaynaan.

dacaynaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dacaynaan.