daciifad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld laciifad.

laciifad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Qof dumar ah oo aad u tabar yar. ld daciifad.