dacluusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Faqri. 2. ld dacluusid.Faqri noqosho (qof).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
faqriQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hanti la'aan. 2. F. ah: qof aan hanti lahayn.ld faqiir².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dacluusidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dacluus². ld dacluus¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0