dacwee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-weeyay, -weysay)

Macnaha:

  1. Cid dacwo ku oogid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur