dacyaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Qori, dhagax iwm oo muddo badan ceel agtiisa yiil.