dadaabeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dadaabee.

dadaabee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -beysay)

Macnaha:

  1. Neef geel ah jilbaha korkooda ka xirid.