dadabso
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3
Isrogrogga: (-saday, -satay)
Macnaha:
- 1. (f.g) Wax dhib leh si gardarro ah faraha ula gelid. 2. (f.g) Cid gardarro ku sameyn. 3. (f.mg) Ilmo, si dadab ah u xambaarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

