daddaabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bbo, m.dh)Macnaha:1. Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo. 2. Sidde loo sameeyo weelasha gadawga leh.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0