daddanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:1. Qof fudud oo aan degganayn ahaansho. 2. Ku d.: Qof, wax ku mamay ahaansho. ld deddan.