dadqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo/-ddo, m.dh)Macnaha:D. ah: libaax ama waraabe halis ah oo hilibka dadka ku nool.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0