dadqalato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Naag dadka qalata oo hilibkiisa cunta. 2. (m.u) Koox dad ah oo hilibka dadka cunta.