dafcad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Koox dad oo hawl wada billaabay ama wada dhammeeyey.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur