dafshaan

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. Qof dhibaato dhaqaale hayso. ld dafraan, tafshaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dafraan

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. ld dafshaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tafshaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun