dagaagidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dagaag². ld dagaag¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dagaagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qof ama dad ka dalaabay degaankoodii cayrnimo awgeed. 2. ld dagaagid.Cayrnimo awgeed la dalaabid (qof).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲1▼0