daguugan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)

Macnaha:

  1. Wax la daguugay noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur