dahaboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Shimbir yar garbaha, ka madow, baalashana midab dahabi ah ku leh; caddadhuuni.
caddadhuuniQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Shimbir yar garbaha ka madow, baalashana midab dahabi ah ku leh; dahabo.