dahar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (dahar, m.dh) 1. Geed weyn oo harac ah. 2. Dhismo hoos leh, qabriyada laga ag dhiso oo Quraanka lagu akhriyo.