dahid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dah.

dah

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1

Isrogrogga: (-hay, -hday)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax awdid. 2. (f.mg) Dhalasho.