dahsoonaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dahsoon². ld dahsoonaansho.

dahsoon

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)

Macnaha:

  1. Wax qarsoon noqosho.
  2. Wax qarsoon ahaansho.

dahsoonaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dahsoonaan.