daqarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Dhaawac madaxa gaara oo aan lafta jebin. ld dakhar¹.Qof, dhaawac aan lafta jebin madaxa ka gaarsiin. ld dakhar².