dalaaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. D. ah: xoolo ama dad darxumo iyo rafaad ka muuqdo. 2. D. ah: ceel biyihii ka gureen. 3. ld dalaafid.
  2. 1. Dad ama xoolo, wax darxumo iyo rafaad ka muuqdo noqosho. 2. Ceel, biyo ka gurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dalaafid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dalaaf². ld dalaaf¹ (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur