dalaandalnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dalaandalan. ld dalaandalnaansho.

dalaandalan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Macnaha:

  1. Qof la dalaandalay ahaansho.

dalaandalnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dalaandalnaan.