dalaggeddin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dalaggeddi. ld dalaggeddis.

dalaggeddi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Beer, dalaggii hore ee ku beernaa mid ka duwan ku beerid.

dalaggeddis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dalaggeddin.