dalambaabbiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dalambaabbi. ld dalambaabbi¹ (2), dalambaabbin.

dalambaabbi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. D. ah: socod qofku hadba dhan u ciirayo tabar darro awgeed. 2. ld dalambaabbiyid.
  2. Tabardarro awgeed, socod hadba dhan loo ciirciirayo socosho (qof).

dalambaabbin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dalambaabbiyid.