dalandool
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Socod noqnoqosho leh oo laba meel oo kala fog la isaga goosho. 2. ld dalandoolid.
- Socod noqnoqosho leh laba meel oo kala fog isaga gooshid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

