dalankac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Masiibo. 2. ld dalankicid.
  2. Masiibo la kulmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

masiibo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld musiibo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dalankicid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dalankac². ld dalankac¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur