dalawQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld dalow 1 (3). Baaldi. 2. ld dalaaw¹.ld dalaaw².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baaldiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:1. Weel caag ama bir ka samaysan oo af ballaaran iyo siddo la qabsado leh oo biyaha lagu shubto ama lagu qaato. 2. Weel macdan ka samaysan, abbur iyo siddo la qabsado leh oo caanaha lagu shubto; jeeg.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dalaawQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Darxumo awgeed oo qof dalkiisa uga haajiro. ld dalaw¹ (2).Qof, darxumo awgeed dalkiisa uga haajirid. ld dalaw².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0