dalbo

Qaabnax: m.l.w

Macnaha:

  1. eeg dalab².
  2. 1. Dalab sameyn (qof). 2. Ciidan amar siin. 3. Isu baaqid (turub).

dalab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. Codsi ballanqaad leh oo cid wax lagu weyddiisto.
  2. Qallooc yar oo lugaha gala oo labada law isu soo dhawaadaan.
  3. Codsi ballanqaad leh oo wax lagu weyddiisanayo sameyn.